|
|
![]() |
|
||
| Members in Last Week: | 5 |
| Total Male Members: | 990 |
| Total Female Members: | 131 |
| Pictures in Last Week: | 1 |
| Members online: | 0 |
Oct 19, 2009
Aug 02, 2009
Aug 02, 2009
Jul 05, 2009
Aug 25, 2007
Mar 16, 2010
Aug 20, 2007
Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag...
more
Sanadihii u dambeeyey waxaa Magaalooyinka Dalka Koofur Afrika buuxiyey Dhalinyaro aad u fara badan oo soomaali...
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Wadanka Koofu
Aug 09, 2007
|
Aug 09, 2007
Sanadihii u dambeeyey waxaa Magaalooyinka Dalka Koofur Afrika buuxiyey Dhalinyaro aad u fara badan oo soomaali ah kuwaas oo nolol u raadsaday halkaasi, ka dib markii ay wax shaqo ah ama nolol ah ay ku waayeen dalkoodii hooyo.
Ragi oo aad ugu batay halkaasi iyo iyada oo aysna jirin Gabar ay markaasi nolosha la qeybsan karaan, iyaga oo ka faanaya in ay guursadaan Gabdhaha Madowga ah eek u nool Dalkaasi ayaa waxaa dhalinyarada qaarkood ay bilaabeen in ay u soo naago doontaan Dalka Soomaaliya.
Mid ka mid ah Dhalinyarada ku nool Wadanka Koofur Afrika oo qariyey Magaciisa ayaa Qalbifuran u sheegay in uu gaaray heer uu naftiisa xakameyn waayo, isaga oo si hoose iigu sheegay in ay dantu ka badin weyday in uu guursado gabar Madow ah.
Waxaa bilowday dalabaadka gabdhaha ee loo dhoofinayo Koofur Afrika kuwaas la siisanayo qarash aad u fara badan, inkastoo dumarku ay ku adag tahay in ay si tahriib ah ku galaan Dalka Koofur Afrika.
“ Maalin iyo habeen ayaan shaqeynaa cabid iyo Cuno waan heysanaa kaliya waxaan tabeynaa wixii nafteyda aan ku nasin lahaa, mana hayo, marka waxa ay ka dhigan tahay nolol aan qiimo laheyn isaga nooloow,” sidaasi waxaa yiri Cali Shiikh Muuse oo ka mid ah Dahalinyarada ku nool Wadankaasi.
Hadaba ugu dambeyntii waxaan sidoo kale warbixino idinka soo gudbin doonaa dhacdooyin kale oo xiiso badan oo qabsaday Soomaalida ku nool Dalkaasi.
