I am a
seeking a
who is from to
Country:
who has a photo    
Member Login    Username:     Password:      Register Now
Language Option

Site Statistics
Members in Last Week: 5
Total Male Members: 990
Total Female Members: 131
Pictures in Last Week: 1
Members online: 0

Shoutbox


News
Raaxada Guurka!
Aug 20, 2007

Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag... more

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Wadanka Koofu
Aug 09, 2007

Sanadihii u dambeeyey waxaa Magaalooyinka Dalka Koofur Afrika buuxiyey Dhalinyaro aad u fara badan oo soomaali... more

All News

Lucky Spin
22, sharjah, United Arab Emirates
View Profile    Spin Again!

admin's Blog

Ma Ogtahay?


Aug 25, 2007

Ma Ogtahay


- In Indhaha Bani'aadamka ayan baaxaddeeda is bedelin dhalasho ilaa iyo dhimashada, halka sanka iyo dhegahuna ayan joojin koritnaakooda.


- In qofku cunno la'aan noolaan karo muddo bil ah, ha yeeshee uusan noolaan karin biyo la'aan in ka badan usbuuc.


- In Luqadda Shiinaha ay tahay luqadda ay ku hadlaan dadka ugu tirada badan adduunka, iyadoo Luqadda Hindiga ay ku hadlaan dadka ugu badan marka laga reebo afafka Iingiriiska iyo Shiinaha.


Ku soo biiri xaqiiqooyin kale oo aan sidaa loo wada fahamsaneyn.

Views: 89    Rating: 0  (based on 5 votes)

Comments: 10
Posted by aftaab on Mar 20, 2009
ma ogtaahay in ahay ninka aduunka ugu jidh dhiska ficaan
Posted by fuaadyare on Feb 18, 2009
Ma og tahay goobtii Ay aayda qur`aanka kariimka ugu horeysay ku soo degtay ay tahay Xiraa.

Ma og tahay in qofkii ugu horeeyay ee qur`aanka aruuriyay uu yahay Abuubakar Sadiiq RC .

Ma og tahay in Nabigii 18-ka sano xanuunsanaa uu ahaa Nabi Ayuub CS.

Ma og tahay in qofka ugu horeeya ee qiyaamaha dhar la siinayo uu yahay Nabi Ibraahim CS .

Ma og tahay in nabigii salaadda dukaday isagoo dhulka joogin dhismo iyo meel saarneyn uu yahay Nabi Suleymaan CS .

Ma og tahay in dhismaha masjidka Al-aqsaa uu bilaabay Nabi Daa`uud uuna dhameystiray Nabi Suleeymaan CS .

Ma og tahay in qofkii ugu horeeyay ee laga bartay Guuro habeen(Guureyn) uu yahay Nabi Yacquub .

Ma Og tahay in Nabi Ismaaciil CS Uu Noolaa 173-sano .
Posted by AHMADEEY on Aug 18, 2008
IN LAHAYO ILA HADA TARIQDII NINKII HELAY AMERICA EE COLUMBUS
Posted by hanad07 on Mar 03, 2008
ma ogtahy in kalmad love loo soo gaa biyay afar erey ookala ah sidan
l:listen dhagaysi
o:overlook:daryeelid
v:vaime :qiimayn
e:express :qeexid
Posted by hanad07 on Mar 03, 2008
ma ogtahy in kalmad love loo soo gaa biyay afar erey ookala ah sidan
l:listen dhagaysi
o:overlook:daryeelid
v:vaime :qiimayn
e:express :qeexid
Posted by shyman on Feb 12, 2008
ma og tahay dalka carabtaa waxaa jiraa wax la dhahoo (SAWAJ AL MUTCA)
oo macanaheedu yahay guurka raaxadaa waxaad guursanaysa gabdha si aad ugu raaxeesato hadaad jecelatid waad qabi hadii kale waad furi ..
Posted by Zaki2008 on Dec 26, 2007
maya
Posted by macruuf on Nov 16, 2007
ma ogtahay in ay jiraa qowmiyad ku nool marekanka oo la yiraahdo amish? aamish waxay u noolyihiin sidii ay u noolaayeen boqolaal sano karo. wax technology ma isticmaalaa. faanuusihii hore iyo shumacyadii laga sameeyey dufunta ayey isticmaalan. waa xoolo dhaqato dharkii hore ayey xirtaa waa dad hada jiro.
Posted by saciidyare on Sep 23, 2007
maya
Posted by saciidyare on Sep 23, 2007
maya