I am a
seeking a
who is from to
Country:
who has a photo    
Member Login    Username:     Password:      Register Now
Language Option

Site Statistics
Members in Last Week: 5
Total Male Members: 990
Total Female Members: 131
Pictures in Last Week: 1
Members online: 0

Shoutbox


News
Raaxada Guurka!
Aug 20, 2007

Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag... more

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool Wadanka Koofu
Aug 09, 2007

Sanadihii u dambeeyey waxaa Magaalooyinka Dalka Koofur Afrika buuxiyey Dhalinyaro aad u fara badan oo soomaali... more

All News

Lucky Spin
30, stockholm, Sweden
View Profile    Spin Again!

admin's Blog

Fasiraadda Riyada!


Jul 05, 2009

Asalamu Caleykum war wab.


Bogaan hadii Ilaahey yiraahdo waxaan ku eegeynaa fasiraadda riyada, iyadoo la adeegsanaayo axaadiith iyo aayado quraan, marka ciddii daneynaysa in riyadeeda loo fasiro waa ay soo bandhigi kartaa riyada haddii Ilaahey yiraahda waxaan isu dayeynaa inaan sidii Ilaahey nagu og yahay u tafsiirno, sida runtii ma nihin dad Ilaahey heybad u siiyey fasiraadda riyada ama "CAABIRI RU'YA" ah, ha yeeshee waxaa jira kitaab aan ka daalacan karno, Marka qof walbaa riyada uu doonaya halkaan ayuu noogu soo qori karaa jawaabtana aan ugu soo qori doonaa haddii Ilaah yiraahdo.


haddii aad dooneyso in si qarsoodi ah aad jawaabtaada u hesho amaba su'aashaada u soo gudbiso waxaad isticmaali kartaa e-mailkan Admin@raaliya.com,  jawaabtaada waan kuu soo gudbineynaa, waxaa laga yaabaa iney maalmo qaadato marka fadlan noo dulqaata,waxaa muhiim ah, inaad soo sheegto waqtiga aad riyootey, sida habeenka qeybtiisa hore, dhexe, danbe ama subax iyo galab, badanaaba riyada habeenkii uun baa fasiraad loo hellaa gaar ahaana qeybta danbe iyo tan dhexe.waxaan ku bilaabeynaa riyo ay ku riyootey qof dumar ah oo aan dooneynin in magaceeda la isticmaalo ha yeeshee naga ogolaatey inaan riyadeeda ku bilowno; waxey ku riyootey iyadoo Muraayad isku eegeysa uurna waa ay lahaeyd, hadaba markii aan eegney fasiraadu waxey sheegtey in haddii qof dumar ahi oo uur leh ay ku riyooto sidaa soo kale iney gabar dhaleyso, haddii uu Ilaahey yiraahdo, Alaah baana u caalim ah sida ay dhabtu tahay.


Fadlan Riyadu ma ahan wax ciyaar ah marka waxaan idinku boorineynaa inaad ka dhab sheegtaan riyada.


Riyooyin aan horey u fasiri jirney waxaad kala xiriiri kartaa halkaan: http://www.somalinet.com/forums/messages/4669/4351.html?966159944,


Wasalamu caleykum war wab.


Views: 32    Rating: 0  (based on 1 votes)